Daawo:Ugaas Beesha Saleebaan Ugaas Cabdulaahai iyo Caasho Xaaji Cilmi ayaa sheegtey in musuq Maasuuq lagu sameeyey

Waxaa faraha kabaxay musuq maasuqa iyo isdabamariska ay kuhayaan maamulka Galmudug doorashada aqalka hoose iyakoo sameystey ergo been abuura, Ugaaska Beesha saleebaan Ugaas Cabdullahi ayaa sheegey in maanta laboobey kursigii gabdhaha ergo been abuura ayey galmudug sameysteen dulmi laga haraayona ma ahan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.