Ururka hooyooyinka AL nasar ee Dalka Engiriiska ayaa deeq lacageed oo shankun oo Dollar gaaraysa ugu deeqay Gobolka Sanaag

hawen

iyadoo abaaro xun kajiraan soomaliya oo dhib kuhaysa xoolaha iyo dadkaba ayaa umada soomaliyeed meelay joogtaba loogu baaqey inay ka qaybqaataan gurmadka abaaraha, hadaba Ururka hooyooyinka AL nasar ee Dalka Engiriiska ayaa deeq lacageed oo 5000 oo Dollar gaaraysa ugu deeqay Gobolka Sanaag si abaarta wax looga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.