Wax ka ogow Magacyada Afar Soomaali Ah oo Ku Geeriyootay Koonfur Afrika kadib markii dab laqabadsiiyey

southafrica

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Afar qof oo ganacsato Soomaali ah ay dhinteen ka dib markii dab uu qabsaday goobtooda ganacsi, Dhawaan ayaa ganacsade Soomaaliyeed sidoo kale lagu dhex gubay goobtiisa ganacsi Magacyada Marxuumtaan ayaa lagu sheegey Axmed Xooshow, Xuseen Cali, Aweys iyo Abdirashi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.