Wafuud uu kamid yahay Wakiilka QM oo Maanta Gaaray Magaalada Jowhar arimo laxariira isdaba mariska ka Jira doorashada

qara

Wafdi uu Hogaaminayo Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Michel Kitting oo ay weheliyaan Talishaasha Ciidamada AMISOM,NISA iyo Booliska ayaa Maanta Gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.

Magaalada Jowhar waxaa Habeenkii Jimcaha ahaa ka dhacay Isku dhac u dhexeeya Labo Musharaxa oo ku Tartamayay Kursi kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soo socda,waxaana Hakad galay tan iyo waxii xiligaa ka dambeeyay Doorashada Aqalka Hoose.

Wafdiga uu Hogaaminayo Kitting ayaa la sheegay in ay Jowhar u tageen Xalinta Doorashada Aqalka Hoose iyo sidii Hoolka ay ka socoto Doorashada Amnigiisa loogu wareejin lahaa Ciidamada AMISOM

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.