dhagesyo qodabadii aya ku heshiiyeen labo beelood oo walaaalah oo kadhacay caabudwaaq

Heshiiskaan oo ay Goobjoog ka ahaayeen Culumaa’udiinka waxgaradka ayaa waxay soo afjareysaa dhib dhex maray labo beelood oo walaala ah

1-In ay Nabad isla qaateen cidii labada beel kamaqana ay ogaysiinayaan

2-In Xabad Joojin la sameeyo Ciidamadana lakala qaado

3-Cidii aan looga maarmin Xalinta dhibkaas sida Cuqaasha kale ee labada beel ka kala maqan in la raadsho

4- In mudo 7 bari gudahood ah dib loo furo Shirkii Wax lagu qaybtami lahaa oo Xaquuqda dadka lagu kala qaadan lahaa oo la isku dawayn lahaa
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.