58 Views Shir looga hadlayo dhismaha xarumaha danta guud ee dalka oo laga furay Muqdisho+Sawirro

Mashruuc lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo adeegyada bulshada ee gobolada dalka Somaaliya islamarkaana fulintiisa ay iska kaashanayaan Wasaaradda Maaliyada Somaaliya, Q. M. iyo Bangiga aduunka ayaa daah furkiisa waxaa goobjoog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ah, howlwadeenada mashruuca iyo mas’uuliyiin ka socoday dowlad goboleedyada dalka kajira.

Mashruucan oo ay ku bexeyso lacag dhan $8-million ayaa laga fulinayaa 13-gobol oo ka mid ah Soomaaliya si loo baahyiyo adeegyada dowladdu u heyso bulshada.vlcsnap-2016-11-19-14h30m57s216

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.