Waxaa Maanta Ladhagax dhigay Dhismaha Jaamacada Galgaduud ee Degmada Caabudwaaq

jama

jamacada

jamacadcw-1

jamacadcw-2

jamacadcw-3

jamcadaWaxaa maanta ladhagax dhigay dhismaha cusub ay yeelaneyso Jaamacada Galgaduud ee degmada Caabudwaaq gobolka Galgaduud, xafladii lagu dhagax dhigaayey waxaa kazoo qayb galay qzybaha bulshada ee kale duwan sida mamulka jaamacada waxgaradka culimada dhalinyarada iyo qabaha kale shacab waynaha Caabudwaaq.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.