Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo Markale Ladoortey iyo maamulka Jubbaland oo aan ku Farxin

Waxaa maanta doorashadii Aqalka hoose ee ka dhacday xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland xildhibaanadii ladoortay kamid ahaa Maxamauud Cali Magan oo markale dib loo doortay barlamaanaka Soomaliya .

Maamulaka Jubbanaland ayaanan ku farxin soo bixintaannka Xildhibaan Magan ayakoo badalkiisa rabay xildhibaan ayaka ushaqeya oo dantooda kashaqeeya.
fb_img_1479380562925

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.