Daawo:Musharaxad ubogi wayday dilka iyo cagajuglaynta Cadaado kasocota oo qalabka xabada diifaca soo xiratey markay timid cadaado

Waxaa isi soo taraya cabshada ka imaanaysa Ugaasyada,waxgaradka iyo qaybaha Bulshada ee ku saabsan doorashada Barlamanaka soomaliya ee kasocota cadaado iyadoo maamulka Galmudug iyo ka doorashada ay fowdo iyo isdaba maris wadaan. Musharx Fawsiya ayaa waxay ubogi waydey xaalka Caadaado ka socda waxay diyaarada kasopo dagtey iyadoo u xiran tahay qalabka xabada difaaca madaama xaalka cadado yaala saas isu badalay.
Hoos kadaawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.