Dhageyso:Madaxwaynaha Galsarre Xasan Gacaliye shacabka ugu baaqay in wixii dan u ahayn farakalabaxaan

Madaxwyanaha Galgaduud Sarre Mudane Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) ayaa shacabka ugu baaqay in wixii aan dan ugu jirin aysan waqtigooda ku dhumin deegaankodana kusoo noqdaan lagana shaqeeyo midnimada iyo horumarka dalka.

Waxaa kaluu madaxwaynaha asagoo ku hadlaaya codka maamulka Galsarre ug digay Bulashada inaan lagu qiyaamin ruwaayada socota ee doorashooyinka iyadoo aaysan marnaba dan ugu jirin bulshada waqooyiga galgaduud.

Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.