Degdeg:Xildhibaan Cabdi Shire oo loo doortey Xildhibaanka Barlamaanka Soomaliya

Doorashadii ka dhacday Cadaado maanta ayaa waxaa ku guuleystey Xildhibaan Cabdi shire Ciyaar Jecel ahna Hogaamiyaha kooxda qayla dhaan, doorashadaan ayaa horey loo saadaalinaayey inuu ku guuleysanayo Xildhibaan Cabdi shire Ciyaal Jecel.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.