Maamulka JUbbaland oo Wariyaasha Tvyda iy waxbaahinta xabsiga utaaxaabey musomaasuqa kajira doorashada awgeed

madoobe

Xaq miyaa in la xiro wariye iyadoon loo marin sharciyada xiri karo wariyaha?

Xaq miyaa hadii gudiga doorashooyinka jubalnd ay fara galin ku hayaan habka doorashada In wariyaasha loogu hanjabo xarig?

Miyaaney u muuqan in doorashada ka socoto jubaland ay tahay musuq?

Maxay tahay sababta keentay in labada warbaahin ee dowlada bas loo ogolaado in ay tabiyaan doorashada xubnaha aqalka hoose qeybta Jubaland warbaahinta kalana loo diido tabinta doorashada?

Saaka waxa xabsiga loo taxaabay Wariye Cumar Yaasiin Cumar Warbahinta Dowlada Puntland.

Codsi Dhamaan lamaha amaanka jubaland dhamaan Masuuliyiinta kala duwan ee jubaland
Hala sii daayo wariye Cumar Yaasiin Cumar

#Free_wariye_Cumar_Yaasiin_Cumar

Mawdhow waxaa Xabisga loo taxaabay wariyaasha Tvyada Universal, Puntland Tv iyo Bulsho tv

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.