Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xurunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Kismaanyo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubaysan oo katirsan kuwa Daraawiishtu ay gacanta kudhigeen xaruntii doorashaa aqalka hoose , iyadoo ay socdaan wada hadalo la doonayo in ciidamada hubeysan ee xarunta la wareegay looga dhaadhiciyo inay ka baxaan.
Ciidamadan ayaa ka cabanaya mushaar la’aan, waxayna saaka si lama filaan ah u tageen xaruntii maalmaha ay ka socotay doorashada Aqalka Hoose, halkaasoo ay gebi ahaan isku gadaameen uGu dambayn waxaa lagu guuleystey in in ciidamadii meeshii kabaxaan kadibna wariyaal warkaan ciidamada gadoodey gudbiyey ayaa xabsiga loo taxaabay .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.