Kismaayo oo Maanta markale lagu doortey xildhibaanada Aqalka Hoose

kismayo

Wajiga labaad doorashooyinka Xildhibaanada aqalka hoose ee ka biloway magaalada Kismaayo ayaa la soo gabagabeeyay goor dhow qeybtii hore, iyadoo ay ku guuleysteen illaa lix xildhibaan

,Doorashooyinkaan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay lix xildhibaan kala ah

1-C/raxmaan Kulmiye Xirsi

2-Axmed Cismaan Ibraahim

3-Sacdiyo Muuse C/laahi

4-Farxiyo Xasan Axmed

5-C/qaadir Sheekh Cali iyo Sheekh Nuur Maxamed Xasan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.