Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lacag ku wareejiyay mid kamida Degmooyinka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta boqolkun oo dollar ku wareejiyay maamulka Degmada Hodan iyo Guddigii ka shaqeeyay dib u dhiska lagu sameeyay Wadad 26-ka Juun ee isku xirta isgoysyada Kaasa bobolaare iyo Shaqaalaha ee Degmadaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.