Daawo:Waxgaradka Waqooyiga Galgaduud oo eddeys usoo Jeediyey C/kariim guuled iyo Maxamed Xaashi

Kulan ay isugu yimaadeen Waxgaradka kasoo jeeda Deegaanada Waqooyiga galgaduud ayaa eedeyn usoo jeediyeey Madaxwayanaha maamulka Caadado iyo Kuxigeenkiisa iyo gudiga doorashooyinka ayakoo sheegey inay wadaan boobiyo iska horkeenid.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.