Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka Magaalada Gaalkacy

dagaal

Waxaa wali maqlayaa Rasaasta qoryaha ah laga Maqlaya Magaalada Gaalkacyo oo Saakay Dagaal Kooban oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug.
Dagaalka Saakay ayaa ka dhacay Goobo horleh oo dhinaca galmudug
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in dad ay ku dhinteen Dagaalka Saakay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.