Xaalada abniga Degmada Caabudwaaq ayaa xasilooni kusoo noqotay kadib markii waxgardka xaliyen

nabadey

Waxaa degmada Caabudwaaq laga dareemayaa xasilooni buuxda kadib markii shaqaaqo kadhacday halkaas, Waxdgaradka iyo ciidamada abniga ayaa amaankii soo ceshey ayakoo kaashanayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimada,Dhalinyarada,Haweenka.

Bulsha waynta Caabudwaaq ayaa loogu baaqey inay abniga iyo horumarka kashaqeeyaan ayna garab istagaan dadka kuhawlan xasilinta abniga iyo horumarka deegaanka waxaana muuqata in loo hogaansamay taasina waxay keentay in amaankii hagaago.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.