Gobolka Gedo oo laga soo sheegayo inay kajirto Abaar xun iyo xaalad bani-adanimo

abaar

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xaalado dhanka nolasha ah ay taagan yihiin deegaanno hoos yimaada goblkaasi,Gobalka Gedo ayaa lagu soo warramayaa in duunyada ay u geeriyoonayaan biyo dadkana ay soo wajahday xaalad adag madaama xoolihii dhafeen.

Waxgaradka kasoo jeeda Gedo ayaa marar badan direy qayla baaq ah in gar gaar beni’aadanimo loo sameeyo shacabka ku dhaqan deegaankaasi, Gobolka Gedo iyo guud ahaanba gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa kajirta abaar xoogan, taas oo ilaa iyo hadda ay u geeriyoodeen Duunyadii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.