Al Shabaab oo si buuxda ula wareegay Gacan ku heynta Goof Gadu

shabab

Inta la ogyahay 7 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada maamulka Koofur Galbeed ayaa ku dhimatay 14 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib weerar Culus oo Al Shabaab ay ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada maamulka Koofur Galbeed ku lahaayeen Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Baay oo illaa 30 KM u jira Magaalada Baydhabo, Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa la sheegay in deegaanka Goof Gaduud ay ka weerareen illaa 4 Jiho waxaana u suura gashay in gebi ahaan ay gacanta ku dhigaan deegaankaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.