dhagesyo: 9 haweenkaan ayaa saakey degmada  caabudwaaq ka anba baxay arimo caafimaad

isbitaal

haweenkaan ayaa ahaa kuwo ay dhalmadu waxyeeleysey isla markaana qabey dhaawayo kala duwan 
waxeyana ka yimaadeen hooyooyinkaan deegaano kala duwana sida laasacaanood sabool koriye hoorshe xeraale iyo degmada caabudwaaq.
waxaana isku xilqaamey haweenkaan oo dhakhtarka caafimaad ugu direy magaalada boorame ururka udooda xuquuqda haweenka  degmada caabudwaaq ee magacooda loo soo gaabiyo pwr iyo hay,do ay la kaashadeen fududeynata hawshan caafimaad .

waxaana jiro haween kale oo iyaganah loo qaadi doono kadib markey kawaas ka soo baxaan qalinka caafimaad, sikastaba ha ahaatee maahan markii ugu horeysey ee haweenka dhalmadu waxyeeleysey  ay udiraan dhakhtar caafimaad ururka pwr horey ayey sidaan oo  kale ugu direen haween qabey dhaawacyo culus oo xaga dhalmada ka soo gaarey isbitalka dayniile ee magaalada muqdisho iyo boorme.

 by 
khadar axmed xusseen
Listen to “Warbixinta haween ay dhalmadu waxyeeleysey oo dhakhtar caafimaad loogu direy boorme by khadra axmed xuxeen sax” on Spreaker.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.