Qarax Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne oo dhimasho iyo dhaawac gaystey

Weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari nuuca Xamuulka ah ayaa waxa uu ka dhacay Saldhiga Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay ku leeyihiin Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baladweyne, Weerarka ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 10 qof oo rayid iyo Ciidamo isugu jiray dhaawac badana waa jiraa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.