Daawo:Baaq ku aadan dagaalka udhaxeeya Punland iyo galmudug oo diray Abdulahi Sheikh Ismacil Fartaag

far

Xili mudooyinkii ugu danbeeye ay dagaalo xoogan ka socdeen magalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug dagaaladaas oo udhaxeeyo mamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa soo badanyo baaqyo ku aadan sidii loo joojin lahaa coladaaasi, Kii ugu dambeeyey ayaa kayimid Daawo madawyane kuxigeenkii hore hadana loo doortey aqalka sarre Abdulahi Sheikh Ismacil Fartaag
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.