Akhriso magacyada xubnaha ku guuleeystay aqalka sare ee lagu qabtey Cadaado

waxaa Cadaado ku soo dhamaaday qaytii kowaad ee Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shan Xildhibaan ayaa hadda u soo baxay Kuraastii loo tartamayay Bari ayaa la dooranaya qaybta dhiman aqalka Sarre.

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdi.

Abshir Maxamed Axmed Bukhaari

Cabdi Axmed Dhuxuloow Dhagdheer

Yusuf Geele Ugaas

Zamzam Dahir Mohamoud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.