Deg Deg: Qarax goor dhaw Ka dhacay suuq bacaad iyo darwalkii gaariga qarxay oo la qabtay.

deg

Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa daqiiqado ka hor ku qarxay agagaarka suuqa baacaad oo ah suuqa labaad ee magaalada Muqdisho.

Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi balse warark ay heshay warbaahinta Gedotimes ayaa xaqiijinaya in gacanta lagu dhigay darawalkii waday qaariga qarxay.

Wixii faahfaahin ah ee kusoo kordho kala soco wararkeena danbe insha allah

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.