Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Timajilic oo Xabsiga la dhigay

ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa Xabsiga Dhigay Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Ibraahin Ibraahin Maxamed Yuusuf Timajilic iyo Shan ka mid ah Illaaladiisa, Guddoomiye Ibraahin ayaa la sheegay in Ciidamada Jubbaland ay Shalay Xabsiga dhigeen,iyadoo lala Xiray illaa Shan ka mid ah Illaaladiisa gaarka ah.

Xariga Guddoomiye Ibraahin Maxamed Yuusuf,waxaana loo haystaa Guddoomiyaha in Ilaaladiisa ay ka dambeeyeen Weerar Bambaanooyin ah oo lagu Weeraray Xarumo Ciidan oo ay degan yihiin Ciidamada Jubbaland, Guddoomiye Ibraahin ayaa Jubbaland ay ku Eedeysay inuu qeyb ka yahay Falalka Amni daro ee Magaalada ka dhaca.

24 saac kadib ayaa lasiidaayey Gudoomiye TimaJilic isagoo ku caan baxay Xariga ddka tabarta daran iyo dhibaateynta shacabka kasoo Jeeda Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.