Musharaxa Cali Badal Macalin Faarax si wayn loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq Dhageyso + Sawiro

Musharaxa Cali Badal Macalin Faarax oo u taagan Jagada Xildhibaanada Dowlada Soo socota ee Soomaaliya ee sanadkaan 2016 ayaa Si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq, Musharaxa Ayaa dadkii iskugu soo baxay Soodhawayntiisa Usheegay in Muhiimadiisa koobaad ay tahay kashaqaynta Nabada isagoona Xusey in Qofka Musharaxa ee Doonaya in uu Noqdo Xildhibaan ay tahay in marka hore uu Deegaanka laga soo dooranayo uu kadhigo Caro Nabad ah Waxaana uu balan qaadey Mar koobaad in ay tahay Kashaqaynta Nabada Deegaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.