Wasiirka Gaashadhinga oo ka qayb Galay Habka Maamulka Maaliyadda ee Ciidamada Qaranka

Wasiirka gaashandhiga soomaliya Cabdulqaadir sh cali diini iyo Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka maaliyadda ee dhanka Ciidanka Qaranku oo socon doono mudo laba bilood ah, kaas oo lagu tayeeynayo mushaaraadka ciidanka qaranka si ay u helaan xuquuqdooda waqti cayiman,
Shirka lagu daah furayey mashruucaan cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay Khubaro ka socotay Wasaarada Amniga Qaranka, Saraakiil ka socotay midowga yurub oo tababarta ciidanaka, iyo Saraakiil AMISOM.
diini

dini

dinicadan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.