Maxaa Keenay Dib Udhahay Doorashadii aqalka Saree Ee Soomaliya “dhegyso”

Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 Seteember lagu Balansanaa in lagu dhawaaqo liiska Xildhibaanada Aqalka sare, sida horey loogu heshiiyey taas oo aan weli dhicin, Shirarkii ugu Dambeeyay ee Madasha Wadatashiga qaranka ayaa lagubalamay Jadwalkaan:

1-Aqalka sare in la dhiso 25 September

2-Aqalka Hoose (Baarlamaanka) in la dhiso 24 September – 10 October

3-Dhaarinta Xildhibaannada 20 October

4-Doorashada Shirguddoonka Baarlamaanka 25 October

5-Doorashada Madaxweynahan 30 October

Dhamaan Jadwalkaas ayaa umuuqda Mid Fashilmay waxayna ubadan tahay in a sameeyn Doono Jadwal Cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.