Shir Looga Hadlaayo Nabada Iyo Horumarinta Caabudwaaq OO Ka dhacaya Mareykanka

Waxaa lagu ogaysiinayaa jaaliyada kasoo jeeda degaanada caabudwaaq,balanbal,dhabad,bangeele,dalsan,balikibir,balicad,inagabile, ee kusugan wadanka mareykanka inay kasoo qayb galaan shir way oo looga arisan naayo armiha horumarinta iyo nabada ee deegaanada aan soo sheegnay oo dhacaya Sabtida 01-10-2016 waqtigana waa 16:00 -21:00 ama 4:00 – 9:00 meeshuna waa Phillips Recreation Center 2323 11 Ave South Minneapples,MN 55404 kalan a xariira wixii macluubaad dheeriya telefoonada hoos ku qoran.
shir-cabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.