Ciidamo ka wada tirsan kuwa DF oo ku dagaalamay Jowhar

dagaal

Qasaaraha uu gaystey ayaa ah 2 Askari ayaa ku dhimatay kadib is rasaaseyn Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmartay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wararka ayaa sheegaya in israsaaseynta ay timid kadib markii Ciidamo Boolis ah oo Nin ay ku soo qabteen waxyaabaha Maanka dooriya xiri raba ay soo weerareen Ilaalada Guddoomiyaha degmada Jowhar.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.