Muqdisho:Wariyaasha oo Laga Mamnuucay Garoonka Diyaaradaha 60 Casho

Ayado bari la faliyo inu dalka dib uku so laabto madaxwenihi hore e somalia Sharif shiekh ahmed aya mareyaha guud e garoonka waxa ka so baxay amar laku mamnucayo inay garoonka so galan warbahinta qaaska lo leyahay iyo tan dowliga ah mudo 60 cisho ah, arintaan ayaa loo malaynayaa inay kamid tahay caga julayn lagu hayo Musharaxiinta utaagan xilka madaxwaynaha.

waraaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.