DAAWO: Xildhibaan Magan oo si wayn loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo.

Iyadoo meel xaasaasi ah ay marayaan hardanka ay siyaasiyiin badan ugu jiraan sidii ay xilalkooda u xagsan,lahaayeen ayaa maanta waxaa magaalada kismaayo gaaray wafdi balaaran oo uu Hogaaminaayo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan iyo, Xildhibaan Magan oo ay wehlinayeen Odayaal dhaqameedyo ku hayb ah iyo siyaasiyiin ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Xildhibaanka iyo Wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhaweyey dadyow farabadan oo ay horkaceysay Xildhibaanad Faadumo Faarax Aadan ” Faadumo Nine” oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Jubbaland Soo dhaweyn kadibne xildhibaanka iyo ergada lasocota ayaa loo galbiyay halkii loogu talagalay in ay dagaan iyadoo maalmaha soo socdane olalihiisa musharaxnimo ay kabilaaban doonto Magaaladaasi.
magan

maganabdi

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.