Faah-faahin Qaraxii lala beegsaday Gen. Goobaale”Sawiro

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta duhurkii lagu dilay Taliyihii Guutada saddexaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Goobaale.
shacab ka dhawaa Goobta qaraxa ayaa noo xaqiijiyay in Ciidanka Illaalada u ahaa Taliyaha ay Rasaas ku fureen Qaariga miineysan ee uu waday Qofka is Qarxiyay
Inta la Xaqiijiyay  7 Ruux oo uu ku jiro Jeneralka Goobaale ayaa ku dhintay Qaraxa.
Sidoo kale Waxaa jira Dad Rayid ah oo goobta marayay oo Dhaawac uu ka soo gaaray Qaraxa Shabaab ayaa dusha saartay Mas’uuliyadda  Qaraxa Ismiidaaminta ah ee lala beegsaday.
qaarax

qar

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.