DEGDEG: Jaadkii Kenya ka imaanjiray, oo la fasaxay usbuuc kadib markii lajoojiyay. “Akhriso”

Magaalada Muqdisho waxaa hadda.shir jaraa’id,bahda warfidiyeenada ugu qabtay Madaxweynaha.Soomaaliya xasan sheekh iyo madaxwenaha.kenya.uhuru kenyatta.

Labada Madaxweyne.oo kulan.gaar.ah,yeeshay kadib markii uu soo,idlaaday.shirkii IGAD ee maanta dhacay, ayaa.bayaankooda ku sheegay,in wadahadal,dheer kadib lafasaxay,jaadkii kenya ka.imaan,jiray.ee.dhawaan,lajoojiyay.

Madaxwenaha soomaaliya.ayaa.sheegay,in.jaadka lafasaxay,wixii barri,ka dambeeya,

Macadda waxa ay soomaaliya ku badalatay fasaxaadda Jaadka, xilli dhibaatooyin badan kenya lagu,qabo sida dal ku galkeeda oo,adag.

Warmurtiyeedkan,ayaa.inbadan,oo,soomaali ah yaab.iyo amakaag ku dhaliyay, xilli aysan,jirin waxcad oo,loo joojiyay,jaadkaas iyo waxa lagu,badalay.fasixiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.