Tacsi:Nabadoon Maxamed Barre Diini iyo Fanax Jaamac Axmed “Cigaal Dhooley”

deg

Allaha unaxariisto waxaa Degmada Caabudwaaq ku dhintay Nabadoon Maxamed Barre Diini iyo Nabdoon Fanax Jaamac Axmed “Cigaal Dhooley” ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu udambi dhaafo ehelkoodana samir iyo iiman kasii dadkii ku dhaawac mayna cafimaad dag daga allaha siiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.