Cabdi Xoosh: oo Baaq Udiray Raga somaliyed ee Wadiniyiinta ah waa In Gabre Dalka Laga Cayrsho

Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa baaq udiray Raga soomaliyeed ee wadaniyiinta ah inay ka dhiidhiyaan dhibka soomaliya haysta sida Amxaarka Soomaliya xukuma Gabre, Soomaliya amxaaro meeshii mariyeen waa ogaadeen 77kii Hilib ceeriin ah baa lacunsiiyey .
Cabdi Xoosh ayaa sheegay in maanta Somaliya ka kaceen dulmiga lagu hayo sida ugaaska xawaadle oo diiday in dadkiisa tariiqdooda la baa’biyo iyo shacabka, siyaasiyinta kalana duwan ee wada kacdoonka.
Hoos Kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.