Carwada Bandhigga Buugaagta oo Muqdisho ka furantay

Bandhiga Carwada Buugaagta ayaa maanta oo ka furmay Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay dad kala duwan oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.

Bandhigan ayaa socon doona saddex maalmood, waxaana halkaasi Buugaag ay qoreen ku soo bandhigay Qorayaal isugu jira Soomaali iyo ajaaniib, Sidoo kale dadka buugaagta qoray ee bandhigan hal abuurkooda lagu soo bandhigay waxaa ka mid ah Axmed Faarax Cali Idaajaa.
bug

bug1

bug2

bug3

bug4

buug

buuug

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.