Maamulka Galmudug oo Diyaarsadey Qoraal Been abuura Xildhibanada Kamid Noqonaya Barlamaanka Soomaliya

Waxaa soo dhaw doorashada Soomaliya ee lagu dooranayo xubnaha kamid noqonayaa Baarlamaanka Soomaliya iyadoo ladooranayo aqalka Sarre iyo kan golaha shacabka, Warar aan kahelnay Cadaado oo ay noo soo gubiyeen qaar kamida Madaxda Galmudug ayaa sheegaya in maamulka Galmudug diyaarsadeen xubnihii kamid noqonlahaa Barlaamnka soo socda ayakoo raba inay gudbiyaan qoraal aan ahayn kii Ugaasyada iyo nabadoonada soo gudbiyeen.

Sargaalkaan oo sheegay inaan magaciisa lagudbin ayaa yiri xubnaha liiska beenta ah laga gudbinaayo ayaa kasoo jeeda gobolka Galgaduud isagoo sheegay in waxgaradka iyo shacbka indho dheer arintaan kuhayaan, Arintaan ma ahan mid cadaado Ku cusub horey beey udhacday Saxiix been ah oo Laga sameeyey Ugaas barre axmed Taakoy.

waxaa kaluu sheegay Sargaalka in hoteelada iyo Cuntada laga jari doona qaar kamida ergooyinka sidii horeyba udhacday taasina waxay keenaysaa in ergooyinkii Cadaado ka noqdaan kadibna liis beena lagudbiyo.
Hoos kadawo Madaxwayne kuxigeenkii Xubin iyo xeeb oo kahadlaya ergooyin si xun loola dhaqmay xiligii ladooranaayey maamulka galmudug.

1 Comment

Leave a Reply to maxamed Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.