General Gaafoow OO farahiisa laga baxshey Hay@ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha

R/wasaaraha Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowlada soomaaliya.

Mudane Koofi aya xilkaan ka badalaya Gen. C/laahi Gaafow oo horay loogu magacaabay Taliyaha guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Waraaqdii Magacaabista ee ka soo baxday Xafiiska R/wasaaraha Hoos Kadaalaco

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.