Caabudwaa Oo diiday In xildhibanada Doorashadooda Lagu qabto Cadaado

ugaas

Waxaa dhawaan lafilayaa in Doorasho kadhacdo Soomaliya lana doorto Baarlamaan iyo madaxwayne, Hadaba shacabka ku dhaqan Deegaanada Caabudwaaq,Dhabad,Balanbale iyo deegaanada Ku hareereysan ayaa waxay kasoo horjeesteen Qorsho qiiyaamo ahaa oo maamulka Galmudug damacsanaa oo ahaa in Barlamaanka Doorashadiisa lagu qabto Cadaado si ay liis beena ugudbiyaan oo xasan Shiiq taageeraa, Gedotimes Ayaa heshey Qoraalkii aya kudiidayeen in doorshada Cadaado lagu qabto waxaana kusaxiixan Ugaas,odayaasha,waxgaradka Deegaanka waqooyiga Galgaduud.
Hoos Kadaawo
ugsa ugaas

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.