XAFLAD MEHER OO LAGU CASUMAY AGOOMAHA QARDHO

Waxaa magaalada qardho ka dhacday meher waxaana lagu casumay agoomaha. arintaan ayaa ahayd mid aad looga soo dhaweeyey Qardho sbabtoo ah waxaa Soomalida caado u ahaa in dad dharagsan oo dhaqaalo haysta inta badan lagu casumo aroosyada iyo meherka tannina waa kaduwanayd oo waxaa lagu casumay masaakiinta tabarta daran. Agoonta halkaas tamid ayaa uduceeyey Arooska Axmed Qaalid cali Xundhur iyo Balqiisa Cabdiqaadir Farax Baashane

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.