Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamud sayid iyo Wafti Hogaaminaayo Doolow Shacabka Kulashiraya

Waftigii uu hogaaminaayey Madaxwaynaha kuxigeenka Jubbaland ayaa shacabka degmada doollow kula shiray isagoo kala hadlay sidii ay midnimada iyo horumarka uga shaqeyn lahaayeen. waxaa lafilaaya waftigaas inay socdaal ku tagaan Degmooyinka Balaxaawo iyo Luuq iyakoo wada tashi la qaadan doona qaybaha kala duwan ee bulshada.
sayidwafti (4)

sayidwafti (3)

sayidwafti (2)

sayidwafti (1)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.