Cabudwaaq:Wasiirka Gaashandhiga Somaliya C/qaadir Sh Cali oo booqday Ciidanka Nabasugida Loo toobabarayo

Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaliya C/qaadir sh cali Diini ayaa manta booqday xerada lagu tobabaarayo ciidamada Nissa ee Degmada Caabudwaaq . wasiir Diini ayaa ciidamada iyo madaxda tobaabarka bixinaysa kula dar daarmey inay ka faa,idaystaan tobabarkaan ay qaadaanayaan dalkiina si daacad ah uGu shaqeysaan. wasiirka ayaa lafilaayaa inuu maalmo ku sugnaada degmada Caabudwaaq lana kulmo waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
nisacw (5)

nisacw (4)

nisacw (3)

nisacw (2)

nisacw (1)

2 Comments

  1. War waxaan waa dad ceebays Hadii wax la tababarayo markii dadka dad kaga soo dhigo oo la qalabeeyo ayaa dadka loo soo ban dhiga laakiin taboo kale wa Dulli nimo iyo aqoon daro.

  2. War waxaan waa dad ceebays Hadii wax la tababarayo markii dadka dad laga soo dhigo oo la qalabeeyo ayaa dadka loo soo ban dhiga laakiin tanoo kale wa Dulli nimo iyo aqoon daro.

Leave a Reply to Jamal dhoonbe Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.