9 qof ayaa Kudhimatey Weerar Lagu Soo Qaadey Dukaamo Kuyaala German

Wararka ka imaanaya dalka German ayaa sheegaya inuu lasoo weeararay meel ay kuyaalaan dukaamo madan waxaana weeraarkaas ku dhintay 9 mid kamida kuwii dilka gaystey ayaa lafilayaa in ladilay kuwa kalana meshay kafakadeen. arintaan ayaa walwal dadka ukeentay iyadoo wadooyinkii haawanayaan gadiidka dadwayanahana la joojiyey.
german

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.