Wasiirka Diini ayaa Lafilayaa Inuu yimaado Degmada Caabudwaaq

Wasiirka Gaashaan dhiga dowlada federaalka Soomaliya ayaa lafilayaa inuu yimaado Degmada caabudwaaq. Wasiirka Imaatinkiisaa ayaa waxuu la xiriraa sidii uu uGu kuurgali lahaa xaalada deegaanadaan sida abniga iyo sidoo horumar loogu sameyn lahaa Ciidamada kusugan Deegaankaan. wararka qaarkood ayaa sheegaya in arimo isga gaar u ah ay jiraan wallow aan lashaacin.
Fiiro:Wararkeena dambe kala socda saferka wasiir Diini

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.