Cabdi Xoosh oo Kahadlay Darajada Beenta ah Labixinaayo

Waxaan wali bartanka uga jirtnaa wareysiyadii Cabdi Xoosh uu kula hadlaayey shacabka soomaliyeed kagana digaayey kuwa wax magaratada ah. cabdi Xoosh maruu lahadlaayey ciidanka qaranka Soomaliyeed ha ahaadeen Milatari,Bolis,Asluub,Gullwade iyo wixii lamida ayuu wuxuu kusheegay darajada beenta ah ee labixinaayo ay dishay qiimihii ciidanka Soomaliyeed loona baahan yahay in laga hortago arintaan ciidanka soomaliyeed waa yaqaaney qiimahay lahayd darajada ciidanka.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.