Madaxwaynaha Galgaduud Sarre Xasan Saciid OO Caabudwaaq Si Wayn Lagusoo dhaweeyey Video+Masawiro

Waxaa Magalada Caabudwaaq Kusoo laabtey wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxwyanah Galgaduud Sarre Xasan Maxamed Saciid Sameter iyo Madawyane kuxigeenkiisa Deeq durqun ciise iyo wasiiro ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey garoonka diyardaha Caabudwaaq waftiga madaxwaynaha oo socod ku soo marey Nairobi,Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada kula hadlyey Garoonka ayakoo uga mahad celiyey sida wanaagsan ee loo soo dhaweeeyey.

waxaa halkaas ka hadlay gudoomiyaha barlamanaka galgaduud sarre Hareeri Xasan Barre, xidhibaano, odayaal,dhalinyaro haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada iyakoo sheehey inay aad uGu faraxsan yihiin dawladooda ayna garab taagan yihiin.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.