Cabdi Xoosh Ashkir Muxuu Kadhahay Xildhibanada Waxay qabanayaan aan sheegin

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa waxaa uu kahadlay Xildhibaanada usharaxan Beesha Sade Mareexaan, qofka xildhibaanka usharaxan waxaa laga rabaa inuu sheego waxa uu qabanayo inuu sheego waxa uu balan qaadayo hadii ladoorto haduu qaban waayana waa in kalsoonida lagala noqdaa. waxaa kaloo Cabdi Xoosh Ashkir kula dardaarmay Sade beesha Sade Mareexaan inay doortaan dad wax taraya oo iska ilaashaan kuwa hunguri doonta oo aan dantooda kshaqeynayan.
Hoos Kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.