Qaabkii Ciidamada NISA Ay Xalay Uqabteen gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay Oo La’ogaaday

Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari ay saaranyihiin Hub iyo Walxaha Qarxa, kaas oo argagixisada Al-shabaab ay dooneyseen in ay ku gumaadaan Shacabka Soomaaliyeed.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Radio Muqdisho u sheegay in gaariga la qabtay ay saarnaayeen xabadaha Baasuukaha, Laba qori oo AK47, ah Boolal loogu talagalay marka uu gaarigu qarxo in uu dadka waxyeello baahsan gaarsiiyo iyo qalab kale oo ay u adeegsadaan qaraxyada.
qori

qori2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.